
Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Madasha Tamarta ee Baku, Azerbaijan
BAKU, Azerbaijan – Wafdiga Dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa Talaadadii ka qaybgalay Madasha Tamarta ee magaalada Baku, Azerbaijan, taasoo looga hadlayay mustaqbalka warshadaha tamarta …